وتتوالى الأحزان....فى د سيمبر
Maalma Madoow & Qaraccan Magaran Kara Si Aan Ku Cabbirro Dareenkayga, Marka Rajjo, Iftiin Aqooneed, Muddana Ladhoowrayay Si Kadis Ah Nafta Loo Dhaafiyo. Waase Qadarta Rabbiyoo, Sida Khayrku Kujiro Alle Naga Oge, Bini Adam Baynnu Nahaye Rabboow Raqda Inoo Kale Dheeree! Dadka Aqoonta & Cilmiga Barashadiisa U Boqoola, Dhabar Adayg & Xilliya Adagna Kafanta Oo Mira Yacyacoodoo Kale Gooysmadii Un Lasugayo Ayaa Manaxayaal Inkaari Kudhacday Si Gabood Fal Ah U Khaarijiyaan. Allow Adaan Kaaga Ashtakoonnay Waddankeeni Soomaaliya Kuwa Inagu Fajjaciya Haldoorkii Umaddda Sugeysay. Waa Teeydee, Bisha 12aad Ee Disembar Ayaan Qorayaa 3dex Mahadho 10kii Sane Ee U Danbeysay, 10Sano Kahor Waxaa Lalaayay Sxbo, Macalimiin & Waxgarad Qalinjabintoodii Ujoogay Hotel Shaamoow, 5 Sana Kadib Isla Bishaa 12aad Ee DisembarWaxaa Waxmagaratto Khaarajjiyeen Aqoon & Waxgarad Curdin Ah Sxbkey Ustad Ibraahiim Maxmoud Xaamud, Maanta Oo 5 Sanno Kadib Ahna Waa Aqoonyahan Kale, Bilooyin Kahorna D...