وتتوالى الأحزان....فى د سيمبر

Maalma Madoow & Qaraccan
Magaran Kara Si Aan Ku Cabbirro Dareenkayga, Marka Rajjo, Iftiin Aqooneed, Muddana Ladhoowrayay Si Kadis Ah Nafta Loo Dhaafiyo. Waase Qadarta Rabbiyoo, Sida Khayrku Kujiro Alle Naga Oge, Bini Adam Baynnu Nahaye Rabboow Raqda Inoo Kale Dheeree!
Dadka Aqoonta & Cilmiga Barashadiisa U Boqoola, Dhabar Adayg & Xilliya Adagna Kafanta Oo Mira Yacyacoodoo Kale Gooysmadii Un Lasugayo Ayaa Manaxayaal Inkaari Kudhacday Si Gabood Fal Ah U Khaarijiyaan. Allow Adaan Kaaga Ashtakoonnay Waddankeeni Soomaaliya Kuwa Inagu Fajjaciya Haldoorkii Umaddda Sugeysay.

Waa Teeydee, Bisha 12aad Ee Disembar Ayaan Qorayaa 3dex Mahadho 10kii Sane Ee U Danbeysay, 10Sano Kahor Waxaa Lalaayay Sxbo, Macalimiin & Waxgarad Qalinjabintoodii Ujoogay Hotel Shaamoow, 5 Sana Kadib Isla Bishaa 12aad Ee DisembarWaxaa Waxmagaratto Khaarajjiyeen Aqoon & Waxgarad Curdin Ah Sxbkey Ustad Ibraahiim Maxmoud Xaamud, Maanta  Oo 5 Sanno Kadib Ahna Waa Aqoonyahan Kale, Bilooyin Kahorna Difaacday Shahaadadiisii PhD Ee Dalka Malysia Kuqaatay Ustaad Axmed Tall. Waana Dhacdooyinkii Iigu Muragada & Qalbi Jabka Badanaa Cimrigeeyga :
1. 03/12/2009 Qaraxii Hoteel Shaamoow
2. 10/12/2014 Dilkii Aqoonyahan Sxb Qaali Ah Ustaad Ibraahim Maxamuud Xaamud
3. 19/12/2019 Dilkii Aqoonyahan Sxb Qaali Ah Ustaad Axmed Daahir(Axmed Tall).

Allooow Magantaaa.

Comments

Popular posts from this blog

Managing Yourself | 6 Questions to Ask at the Midpoint of Your Career

What’s Next for Higher EDUCATION in 2023

Life without the Fed: The Suffolk System