Posts

Showing posts from 2024

A Happy New Hijry Year 1446

Image
 غرّة شهرالله المحرّم لعام ١٤٤٦ للهجرة (07/07/2024). اللَّهُمَّ أَهِلَّهُ علَيْنَا بِالأَمْنِ والإِيمَانِ، وَالسَّلامَةِ والإِسْلامِ، رَبِّي ورَبُّكَ اللَّه، هِلالُ رُشْدٍ وخَيْرٍ. Shahrullahi "Muxarram 1446H" May this Year Be .Pleased With Barakkah for Us. Ameen. Allow Nooga Yeel Midkii Umadda Islaamka Guud, Ummadda Soomaaliyeed Gaar Ahaan, Si Buuxda Ugu Hogaansami Lajhaayeen Awaamirtaada, Raaci Laaheenna Tubta Toosan. Besh Bash, Baraare & Horumar Waara Idimka Ilaahay.

Managing Yourself | 6 Questions to Ask at the Midpoint of Your Career

Image
  6 Questions to Ask at the Midpoint of Your Career by  Rebecca Knight  in Harvard Business Review (2nd Feb,2024)  Summary.    It’s common to wrestle with feelings of unmet expectations, missed opportunities, and paths not taken when you reach the midpoint of your career. But experts say that arriving at middle-age is also a profound opportunity for growth and self-reflection.  It’s a chance to reevaluate your priorities, draw from your experience, and carve out a path that aligns with your goals for the second half of your professional life. Post Post Share Save Buy Copies Print Reaching middle age — which often coincides with the midpoint of your career — can be a moment when your achievements, ambitions, and reality collide.  Wrestling with feelings of unmet expectations  is common; realizing that many of your early dreams and aspirations might not happen —  like ever  — is sobering.  But experts say this period also of...

2024 Iyo Waaya Kale

Image
  Bismillaah, Senaddan Cusub Ee 2024ta Waxaay Iigusoo Geshay Magaalada Muqdishu Ee Caasimadd Ummadda Soomaaliyeed. Waayahaa Isdaba Yaal Ee Midba-Midkale Idhiibayo Unbuu Qayb Kayahay. Waa Astaamaha Alle Wayne Inuu Kali Yahay, Maamulka Kownkaanna Cidi Lawadaagin, Wareeggan Xilliga Ama Zamanka Sameeyana Waa Aayad Kowni Ah Allena Lagu Garto, Garashada Fayoow Ee Aadanaha Marna Inkiri Karin. Waxaa Alle Uga Mahdin Inuu Igusimay 2024 Caafimaad & Waaya Aragnimo Hor Leh. Waxaan Alle Sidoo Kale Waydiisan in Senaddan Curattay Nagu Simmo Waddankeennii Oo Xasiloonni & Barwaaqa Nololeed Gaaray Dadkiisuna Gunta Dhiisha Kadhigtay Isku Tashi & Wax Soosaarna Ujaheeystay, Gacma Hoorsi Iyo Dawarsi Shisheeyana Ka Kaaftoomay...Bi'idnillaah. Hadaba Waxaa Iswaydiin Mudan Maxaa Isbeddel Ah Oo Lataaban Karo Ayaad Heysaa Marka Laga Soo Tago Korarka Kuyimi Cimrigaaga, Iyo kolba Dhawaansha Aad Usii Dhawaaneyso Qabriga? In Badan Waxaa Suuragal Ah Inaan Maqalno Deeyrada & Saluugga Dadka Qaar Oo Ay...